Maxaa ka jira in dal deris ah uu Somalia ka qaatay dhul gaaraya boqolaal Km?

Golaha Shacabka Baarlamanka federaalka  Soomaaliya ayaa maanta waxay kulan ku yeesheen  xaruntooda Magaalada Muqdisho, iyagoo warbixino ka dhegeystay guddiga madaxa banaan ee xuduudaha dalka, kaasoo ahaa ajendaha kulanka maanta. Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha Soomaaliya Xuseen Nuur Xaashi ayaa warbixin ka siiyay Xildhibaanada Golaha Shacabka waxyaabihii u qabsoomay afartii bil ee la soo … Continue reading Maxaa ka jira in dal deris ah uu Somalia ka qaatay dhul gaaraya boqolaal Km?